Get Adobe Flash player

Nala Soo Xidhiidh

Tel:

+252634385154

Skype:

 

Skype Degso

Higaad Degso

MArkaz Al Falaq Quran Online

Dhamaan umada soomaaliyeed ee ku nool dunida daafaheeda waxaa loogu bishaaraynayaa in machadka Taajul Quraan Online diyaar kula yahay waxbarasho tayo leh iyo macalimiin khibrad sareuleh baridda iyo ku barbaarinta
ubadka diiinta islaamka  sidoo kale waxaa la siinayaa ardayda cusub tijaabo sedex maalmood ah machadku waxa uu ugu talo galay dadka qurba jooga ah inay ku bartaan diinta islaamka iyaga oo jooga guryahooda iyadoo la adeegsanayo skype-ka   waa macalin iyo arday  hadaba wixii faahfaahin ah call free whatsup:        Skype :  

Maadooyinka la Dhiganayo:

1-Quraanka Kariimka Ah.              2-Axaadiista Nebiga Scw

3-Carabiga Hingaad iyo Luuqad ahaan.

4-English-ka            5-Xisaabta.

6-Adkaarta leeskaga Xijaabo Xasadka

isha iyo sixirka iyo Jinka.

7:Afsoomaali.           8:Aadaab Al-islaamiyah.

Fadliga Quraanka

xisnulmuslim